Website-kan waxaan ugu talogalay inaan kor aqoonta nafaqada iyo inaan la jaanqaadno technology-ga ka faa'iidaysi wacan Insha Allah.

Casharo cusub

https://maxamedmahdi.blogspot.com/

 

VN Video Editor

 

Application kan waxaad ku isticmaali kartaa hadii aad haysato Iphone ama Sumsung labadaba , application ka waa mid kuu sahlaya inaad si fudud ku haybaysato muuqalada aad doonayso inaad habaysato, sidookale application wax internet kagama baahna kaliya waxaad kala soo degi kartaa Google play ama App store.

 

Application kan waxaa uu aad ugu wanagsan yhay inad adiga oo meelkasta jooga isticmaali karto kasi oon aan kaaga baahnayn wax lacag ah, waxyaabaha aan ku arkay waxaa ka mida inaad xitaa features-ka aad istcmaalayso ay free ku yihiin xitaa hadaba barashadiisuna ma adka kaliya waxay kaaga baahantahay inaad practice garayso aadna tijaabiso kaliya.

 

Application waxaa aad kuu anfacayaa hadii aad jeceshahay inaad social media wax aad soo dhigto sida facebook, Instagram iyo qaar kaleba.

Waxyaabaha aad ku jeclaanayso waxaa ka mid inaad si free ah isaga isticnmaalayso yacnihii aanu wax internet ah u baahnayn oo goobkasta adigoo jooga aad isticmaali karto insha Allah.

 

Application wax badan kaama qaadanayo xiliga aad soo dejinayso kaliya waa 138MB kaliya, sidookale application waxaa soo dejistay in ka badan 100 milyan oo qof kukala adduunyada daafaheeda.

 

Application kan waxaa aad ugu wanaagsan yhay inaad si degdeg ah u habaysato muuqada iyagoo dhaareer iyo iyagoo yaryar labdaba, sidookale application waa mid leh quality aad u saraysa ttasi oo muuqaalkaga ka dhiagyso mid soo jiidasho leh Insha Allah.

Hadaba si aad u barato aadna u isticmaasho application kan booqo Youtube channel-ka walaalkeen Elmi kuna qor “Elmi Tech” ka dibna halkaasi ka daawo casharada.



 

No comments:

Post a Comment

Mohamed Mahdi

https://maxamedmahdi.blogspot.com/
| Designed by Colorlib