Faa’iidada caafimaad-ka #Karootada (carrot)
Karootada waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada waxay qani ku tahay oo aad ugu badan vitamin A
1.Waxaa uu xoojiyaa #Aratida isha : vitamin A kujiro carootada ka wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida ragtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka
2.Waxaa uu ka qayb qaadata #korniimada jirka: fiitamiinada ku jiro waxay saacidaan samaysanka borotiinada ka qayb qaato korniimada jirka
3.Wuxuu kor uqaadaa caafimaadka #unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka sida isha caloosha, mindhicirada ,sanbabka ,kaadi haysta ,maaqaarka, iyo kuwo kale
4.waxaa u fiicantahay #dheefshiidka : waxana kujiro maadada fiber-ka oo saacido dheefshiidka caloosha
5.waxaa u fiicantahay #difaaca jirka : fiitamiin A wuxuu dowr muhiim ah ka qaataa shaqada difaaca jirka
8. waxaa uu yareeyaa dhibaatda aad ugu jirto #Wadno_xanuunka
9.Waa mid ah cuntooyinka ugu fiican ee lagu maamulo miisaka qofka
10.Waxaa u kor u qaadaa caafimaadka maskaxda,waxa ku jira maadooyin ad ugu fiican indhaha sidookalena u wanagsan maskaxda.
11.Waxaa uu yareeya heerka dhiiga qof ka xiliga uu leeyahay waxa loo yaqaano dhiig karka ama Blood pressure.
No comments:
Post a Comment