Website-kan waxaan ugu talogalay inaan kor aqoonta nafaqada iyo inaan la jaanqaadno technology-ga ka faa'iidaysi wacan Insha Allah.

Casharo cusub

https://maxamedmahdi.blogspot.com/

 War bixin ku saabsan barnamijka App lock pro 

Application waa miud loo isticmaalo amaanka mobile kaaga kaasi lagala soo dego App store ama Play store, application waa mid aad u xiiso badan waxyaabaha aan ku arkayna waxaa ka mida inuu xitaa hadii aad ka maqan tahay meesh aad ku xidho ilbidhiqsiyo markiiba wa uu isku xidhayaa.

Application waa mid aad kuu anfacaya hadii aad la so degto insha Allah, application waa mid aad u caan kaasi oo ay la soo degeen markii u danbaysay in ka badan 50M+ oo qof kuwaasi kala jooga dunida daafaheeda, adigana ka mid noqo inta isticmaasha barnaamijkan aad ka u muhiim ka ah.

Application waxaa uu muhiim ku yahay app-ka aad ku xidhato mooyee meel kale kaagama xidhmayo, waxaa uu leeyhay options kuwaasi oo aaad adigu ku xidhanayso meesh aad jeceshay inaad u isticmaasho, markiiaaad ilowdo password-ka ama pattern ka kuugu xidhan si aad u soo ceshato kaliya wuxuu ku soo bandhigayaa suaalo aad u fudud ku waasi oo aad dib ugu soo celinayso password kii aad ilowday.

Application waxa kaliya kaag abaahanyahay inaad kaliya la soo degto wax lacag aha kaagama baahna ila aad adiga doonayso inad qaybta lacagta furato, application kan waxaa uu leeyahy theme ama naqshado aad u jeclaanayso marka ad adiga isticmalayso kuwaasi oo aad adiga ku applied garaynayso password kaaga ma pattern kaga hadba midka aad adiga xiisaynayso.

Application kan markii aad rabto inaad ku xidhato password kaliya waxaan dooranaysaa meesha loo yaqaano "Setting" kadibna halkaasi ayaad kaga xidhanaysa wixii aad rabto ama wax kasta oo aad badalayso.

Tusaale waad  ilowday paasword kii kuugu xidhnaa applicationka ama aad gashatay kaliya waxaad samaynaysaa inaad ka jawabto suaasha uu ku soo bandhigayo taasina waxay kuu sahlaysaa inaad si fudud ku xasuusato password kaagii hore.

Application waxaan ugu jeclaaday inaad awood u leedahay inaad kaliya meesha aad rabto aad ku xidhan karto, taasina waa mid aad u muhiim ah, waxaana wanaagsan inad kaliya u isticmaasho meelaha kuu muhiim ka ah sida Whats App, you Tube iyo qaar kaleba.

Application kan waxaa uu muhiim ku yahy ama aan aniga xitaa ku jeclaaday inuu yahay mid aad qanaaco buuxda ku helayso inuu mobile kaga amankiisu kuu sugnaado.

Waxaa muhiim ah inaad ka mid noqoto 50milion ee la soo degay application kan si aad u hesho muhiimada uu leeyahy iyo inad kaga raysanayo dadkii xogtaada ogaan jiray intii aand la soo degin ka hor.

Application kan waxaa kale oo aad ugu fiican yhay inaad ku isticmaali fingerprint ama fartaada aad ku xidhan karo sida wahts appka oo kale.

Sidookale waxaa uu leeyahy barnaamijkan inuu awood u leeyhay inuu kala saro inta kuugu xidhan yahay iyo inta kale taasi waxay kku sahlaysaa inaad si fudud ku ogaato inuu kuugu xidhanh yahay iyo in kale.

Application waxaa kale uu  la gaar yahay inuu notification ku soo diro xiliga aad ku soo derto mobile-kaaga apllication cusub ama aad la soo degto app.

Ugu dabayn waxaad kala soo degi kartaa Application kan App store hadii aad iphone haysato hadii aad sumsung haysatona Play store.





1 comment:

Mohamed Mahdi

https://maxamedmahdi.blogspot.com/
| Designed by Colorlib