War bixin ku saabsan barnaamijka Paid Work Application
Application ka Paid work waa application lagaga shaqeyo lacag kaasi oo aad kaliya smaynsayso inaad game ciyaarto ama ad video yar oo seconds soconaya aad daawato, barnaamijkan waa mid bilaash ah marka aad is diwaan galinayso kaliya waxaad kala soo degaysaa Play store ama App store ka.
Application kan waa mid aad u cajiib ah ah kaasi oo aad uga faa;iidaysan karto wakhti badan ee aad ku bixinayso isticmaalka internetka kaliya waxaa uu kaaga baahan yhy inad la soo degto kadib aad is diwangaliso tasi oo kuu sahlaysa inaad hesho lacagtii aad shaqaysatay.
Marka hore aad barnaamijka soo gasho waxaa uu ku waydiinayaa miyaad hore u layd account mise hada ayaad mid cusub samaysnaysaa waxaad tabanysaa meesha ad ku qoran thy registration kadib waxaad buusin doontaa form ka uu kusoo baxa halkaasi waxaad ka bilaabysaa inaad shaqaysato lacag.
Lacagta aad ka shaqaysanayso barnamijka waa mid aad u badan markasta oo aad daawato video ah 30 seconds waxad helaysaa 0.01$ ogow intaasi hadii ay ururto inay wax wayn ka soo baxayso halkaasna aad wax badan ka faaa'iidayso Insha Allah, lacagta waxaad la bixi kartaa marka ay gaadho 10$ dollar.
Marka aad rabto inaad lacagta shaqaysato waxaad taabanaysaa button ka ay ku qoran thy "Earn" adiga oo halkaasi ka bilaabi hadii aad ciyaarayso game ama aad daawanayso video hadba midkii aad adigu xiisaynayso.
Si aad ula baxdo lacagtaada marka ay gaadho 10$ waxaad taabanaysa button ka "Withdrawal" kadibna waxaad ku xidhi master card kag ama IBS bank kaaga.
Hadaba si aad ula soo degto barnaamijkan tag Play store ama App store kaaga ka dib ku qor "Paid Work"
No comments:
Post a Comment