Pixellap waa application lagala soo dego Play store kaasi oo ku shaqeeya Andriod ka ama mobileska samsung-ka hadaba aplication-kan waxyaabaha loo isticmalo waxaa ka mid
1.samaynta logo, logo-du waa shayga qurxiya in la arko ganacsigaaga, sidookale waa waxa lagaaga yaqaano ganacsiyada kale.
2.Business card design, midka waa mida kuu sahlaya inuu ganacsigaagu gaadho dad aad u tiro badan.
3.Certiface design shahaadadu waa shay la siiyo taasi oo u ah aqoonsi inuu shay dhameeyey (Acadamic certificate) ama lagu maamuuso inuu shay si fiican u qabatay oo kale (Appreciation certificate).
4.Stickers, kuwani waxay noqon karaan shay kasta oo adigu rabto inaad shay kusoo bandhigto ama aad ku soo xayaysiiyo shay aad qabanayso sida tobabarada iwm.
5. iyo qaar kale oo badan oo ana hada soo koobi karin hadaba si aad ula soo degto raac link-gan kadibna ku shubo mobile kaaga oo ka maaran computer.
sidookale application kan waxa uu u shaqeeya sida photoshop-ka oo kale waxkasta wuu kaa caawinayaa insha Allah, waxaad ka baran karaa walaalkeen chanalkiisa oo linkiga hoos kuu dhigi
No comments:
Post a Comment