Faa'iidada Salaada Supax iyo waxa loo balan qaaday qofka
jamaaco ku tukada
1-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Waxaa Loo Qori Ajirka Qof Habeenkii Oo Dhan Cibaado U Taagnaa.
2-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Wuxuu Ku Jiraa Dimada iyo Damaanada Alaah.
3-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Waxaa ilaalin Malaa,igta Alaah.
4-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Malaa,igtu Waxay Alaah U Gudbin Warbixin Fiican .
5-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Oo Waliba Sii Fadhiya Meeshuu Ku Tukaday ilaa Qoraxdu Ka Soo Baxdo Waxaa Loo Qori Ajirka Qof Xajiyay Oo Cumraystay.
6-Alaah Wuxuu Balan Ku Qaaday Qofka Tukada Salaada Subax iyo Casarka inuu Janada Galiyo.
7-Qofka Salasda Subax Tukada Waxaa Loo Qori inuu Bari Ka Yahay Nifaaq, Maxaa Jira Munaafaqu Salaada Subax Ma Yimaado.
8-Qofka Salaada Subax jJmaaco Ku Tukada Alaah Wuxuu Siin Maalinta Qiyaamo Nuur Dhamaystiran.
9-Labada Rak Cadood Ee Sunada Ah Ee Salaada Subax Ka Horeeya Waxay Ka Fadli Badan Yihiiin Aduunka iyo Waxa Ku Dhax Jira Hadaba Maxaad U Maleen Ajirka Salaada Subax Ee Waajibka Ah.
10-Qofka Salaada Subax iyo Salaada Casar Jamaaco Ku Tukada Alaah Wuxuu Balan Ku Qaaday inuusan Naartagalin.
No comments:
Post a Comment